WARBIXIN: Arintan Ma La Macno Tahay In Ay Arsenal Iska Xaadirinayso Final-ka Champions League, Caddayn Ayaa La Helay.

Kooxda Arsenal ayaa iska xaadirisay wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.

Kooxda Arsenal ayaa garaacday kooxda Fc Porto waxana ay iska xaadirisay wareega 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Tartanka champions League kooxda ka badisa Fc Porto tartanka champions League tan ilaa 2016/2017 ayaa iska xaadirisay final-ka tartanka champions League.

Kooxda ka badisa Fc Porto tartanka ayaa sanadihii ugu dambeeyay gaadhay final-ka tartanka champions League.

5-tii kooxood ee ugu dambeeyay ee Fc Porto ka reebay champions League ayaa dhamaantood gaadhay final-ka tartanka.

Halkan Kaga Bogo Kooxaha ka badiyay Fc Porto ee iska xaadiriyay final-ka champions League iyo taariikhda:

𝟮𝟬𝟭𝟲-𝟭𝟳: Juventus

𝟮𝟬𝟭𝟳-𝟭𝟴: Liverpool

𝟮𝟬𝟭𝟴-𝟭𝟵: Liverpool

𝟮𝟬𝟮𝟬-𝟮𝟭: Chelsea

𝟮𝟬𝟮𝟮-𝟮𝟯: Inter

𝟮𝟬𝟮𝟯-𝟮𝟰: Arsenal 🆕

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga