Shaxdii Ugu Dambaysay Ee ay Isaga Hor Yimaadaan Arsenal Iyo Real Madrid.

Kooxaha Arsenal Iyo Real Madrid ayaa isaga hor imanaya kulan xiiso leh oo tartanka champions League.

Labada kooxood ayaa kaliya kulmi doona markii 2-aad ee taariikhdooda tartanka champions League.

Los Blancos Iyo Gunners ayaa markii ugu horaysay muddo 19 sano ah oo ay ku kulmaan champions League.

Sida iska cad labada kooxood ayuu is badal weyn ka dhacay marka loo eego in ay muddo dheer ka soo wareegtay.

UEFA ayaa ka hor kulanka soo dhigtay shaxdii ay labada kooxood isaga hor yimaadeen tartanka champions League markii ugu dambaysay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga