Shaxda Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka La Liga Oo La Soo Saaray

Horyaalka La Liga ayaa haatanba lagu kala baxay iyada oo Real Madrid ku guulaystay horyaalka La Liga.

Waxa jira xiddigo badan oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga.

Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka horyaalka La Liga iyada oo la qiimeeyay qaab ciyaareedka kooxaha.

Kooxda Real Madrid ee ku guulaystay horyaalka ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 5 xiddig.

Waxa ku xigta kooxda Girona oo shaxda ku leh 3 xiddig kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigeen.

Kooxaha Atletico Madrid, Real Sociedad iyo Betis ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga