
Kooxda Liverpool ayaa ku soo laabanaysa horyaalka Premier Leageu todobaadkan iyaga oo la ciyaaraya kooxda Bournemouth.
Slot ayaa nasiyay xiddigaha kooxdiisa kulankii champions League waxanaa la filayaa in ay dib uGu soo laabtaan shaxda
Xiddigaha Trent Alexander-Arnold, Virgil van Dijk, Mohamed Salah iyo Alexis Mac Allister ayaa u muuqda kuwo la hubo inay ciyaari doonaan.
Joe Gomez, Diogo Jota iyo Darwin Nunez ayaa dhamaantood ku soo laabtay tababarka Reds iyaga oo kor u qaadaya booska Slot. Curtis Jones, si kastaba ha ahaatee wali dhaawacan.
Halkan kaga bogo shaxda ay Liverpool kaga hor tagi karto Bournemouth:
Alisson; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Tsimikas; Gravenberch, Mac Allister, Salah, Szoboszlai, Gakpo, Diaz
Be the first to comment