Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Nottingham Forest.

Kooxda Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Nottingham Forest kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Gunners ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay guul ka gaadhaan kulanka.

Wiilasha Arteta ayaa doonaya in ay sii wadaan baacsiga ay ugu jiraan hogaanka horyaalka.

Arteta ayaa la filayaa in uu ku soo galo shaxdiisa ugu adag si uu u hubiyo in uu guul ku hogaamiyo kooxdiisa.

Shaxda macquulka ah ee Arsenal ku gali karto kulanka:

Raya; White, Saliba, Gabriel, Zinchenko; Partey, Rice, Odegaard; Saka, Jesus, Martinelli.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga