Real madrid oo caawa la ciyaaraysa Roma – Xusuustii Mourinho & dagaal adag

0

Kooxaha Real Madrid iyo AS Roma ayaa caawa oo Arbaco ah isaga hor imaanaya kulan ka tirsan wareegga labaad ee heerka horyaalka UEFA Champions League xilli ciyaareedka 2026/27.

Ciyaarta ayaa lagu qabanayaa garoonka Stadio Olimpico ee magaalada Rome, iyadoo José Mourinho uu hoggaaminayo Real Madrid, halka Gian Piero Gasperini uu tababare u yahay Roma, Waxaa xusid mudan

Advertisment

Real Madrid ayaa kulankeedii koowaad 2-1 kaga badisay Inter Milan, halka Roma ay barbaro 1-1 ah la gashay Fenerbahçe.

  • Kulanka: Real Madrid vs AS Roma
  • Tartanka: Champions League
  • Taariikhda: Arbaco, 14 Oktoobar 2026
  • Waqtiga: 10:00 habeenimo, waqtiga Soomaaliya iyo Sucuudiga
  • Kanaalka: Somalifantasy.com & beIN Sports 4
  • Faalleeyaha: Lama xaqiijin xogta la bixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here