Muxuu Mikel Arteta Ka Yidhi Khaladkii Goolhaye David Raya kulankii North London Derby

Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta Ayaa Ka hadlay khaladkii uu sameeyay Goolhaye David Raya kulankii North London Derby.

Raya ayaa khalad galay goolkii 1-aad ee ay dhalisay kooxda Tottenham Hotspur kulankii premier league.

Mikel Arteta oo ka hadlaya Raya: “Nasiib ayaan u leenahay inaan haysano David sababtoo ah wuxuu sameeyay qalad shaqsi ah laakiin ka dib qaabka uu u ciyaaray… Aad iyo aad! ”. ”.

“Wuxuu yiri aniga ayaa iska leh waqtigaan waxaana rabaa inaan talaabo hore u qaado wuxuuna ahaa mid cajiib ah”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga