
Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa fariin u diray kooxdiisa ka hor dhamaadka xilli ciyaareedka.
Arteta Iyo kooxdiisa ayaa xilli ciyaareedkii 3-aad oo xidhiidh ah ku dhamaystay kaalinta 3-aad ee kala saraynta premier League.
Arsenal ayaa la filayaa in ay si weyn uga dhex muuqato suuqa kala iibsiga xagaaga si ay u xoojiso kooxda ka hor xilli ciyaareedka.
Arteta ayaa kooxdiisa u sheegay in ay u baahanyihiin in y si fiican uga dhexmuuqdaan suuqa kala iibsiga xagaaga.
“Haddii aad rabto inaad ku guuleysato koobab waaweyn, waa inaad noqotaa kuwa ugu fiican suuqa”ayuu Arteta yidhi.
“Kooxaha guuleysta waxay heystaan ciyaartoyda ugu fiican, had iyo jeer, heerkan”ayuu ii raaciyay.
Be the first to comment