Manchester city oo caawa wajahaysa Paris saint-germain, Kulan Nolol & Geeri ah …

0

Manchester City ayaa caawa oo Arbaco ah la ciyaari doonta Paris Saint-Germain, kulan xiiso leh oo ka tirsan wareegga labaad ee heerka horyaalka Champions League xilli ciyaareedka 2026/27.

Manchester City, oo kulankeedii koowaad 2-0 kaga badisay Porto, ayaa dooneysa inay sii wadato guulaheeda. Dhankeeda, PSG ayaa kulankeedii furitaanka 6-1 ku garaacday Slovan Bratislava.

Advertisment
  • Kulanka: Manchester City vs PSG
  • Tartanka: Champions League
  • Taariikhda: Arbaco, 14 Oktoobar 2026
  • Waqtiga: 10:00 habeenimo, waqtiga Soomaaliya
  • Kanaalka: beIN Sports HD1
  • Faalleeyaha: Xasan Al-Cayduurus (Hassan Al-Aidaroos)

PSG ayaa sidoo kale isha ku haysa kulankeeda xiga ee ay Barcelona kula ciyaari doonto garoonka Parc des Princes, toddobaadka soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here