Kevin De Bruyne Oo Isha Ku Haya Rikoodh Uu Fabregas Ka Dhigay Premier League

Kevin De Bruyne will be looking to break Cesc Fabregas’s Premier League assist record when Manchester City welcome Wolverhampton Wanderers to the Etihad Stadium on Saturday.

The 32-year-old is widely regarded as one of the greatest playmakers to have ever graced the Premier League since joining the Citizens from Wolfsburg in the summer of 2015.

De Bruyne was sidelined for the first five months of the campaign with a torn hamstring, but he has since made an impressive impact in Pep Guardiola’s side since the turn of the year.

Kevin De Bruyne ayaa isku dayi doona in uu jabiyo rekoodhka caawinta Premier league ee Cesc Fabregas marka ay Manchester City sabtida Etihad Stadium ku soo dhawaynayso Wolverhampton Wanderers.

Inkastoo uu ciyaaray wax ka yar kala bar 54-kii kulan ee Man City ee tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan, De Bruyne ayaa wali ku lug lahaa

32 jirkaan ayaa loo arkaa mid ka mid ah kubadsameeyayaashii ugu fiicnaa ebid Premier League tan iyo markii uu Citizens kaga soo biiray Wolfsburg xagaagii 2015.

De Bruyne ayaa shantii bilood ee ugu horeysay ololahan ku maqnaa dhaawac muruqa ah, laakiin tan iyo bilowgii sanadkan wuxuu saameyn cajiib ah ku yeeshay kooxda Pep Guardiola.

Inkastoo uu ciyaaray wax ka yar kala bar 54-kii kulan ee Man City ee tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan, De Bruyne ayaa wali2 Ku lug lahaa 21 gool 19 kulan oo uu ciyaaray isaga oo dhaliyay 6 gool isaga oo diwaan galiyay 15 caawin.

De Bruyne ayaa hadda ku jira kaalinta saddexaad ee liiska caawinta abid ugu sarreeya Premier League isagoo 110 caawin sameeyay 256 kulan, isagoo 7 ka sarreeya Wayne Rooney (107) oo uu ka sarre maray bishii January.

Hadii xiddiga reer Belguim uu hal caawin sameeyo kulanka Wolves waxa uu bar-barayn Doonaa xiddigii hore ee khadka dhexe ee Arsenal iyo Chelsea Fabregas kaas oo wadar ahaan sameeyay 111 caawin 350 kulan oo uu saftay premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga