Mamaulka kooxda Eintracht Frankfurt Markus Krosche ayaa weli ku rajo weyn inuu sii hayo Omar Marmoush.
Weeraryahanka Masar ayaa bartilmaameed u ah Manchester City bisha January si ay ugu xoojiyaan kooxda.
Si kasta ha ahaaatee Krosche ayaa ku rajo weyn in ay sii haystaan xiddiga weerarka ka ciyaaray.
Waxa uu yidhi, “Waxaan filayaa in Omar uu sidoo kale ciyaari doono kulanka Freiburg salaasada soo soco”.
“Ma dhihi karo taas 100% hubaal in aysan ahayn kulankii ugu dambeeyay ee Marmoush waxa uu ka mid ayaan doonaa kooxda hadii uuna dhicin waxa aan caadi ahayn”.
Be the first to comment