
Kooxda Liverpool ayaa si Rasmi ah u dhamaystirtay saxiixa xiddiga Florian Wirtz kaaa oo ay kala soo wareegtay kooxda Leverkusen.
Liverpool ayaa Florian writzka dhigaysa saxiixa ugu qaalisan taariikhda suuqa Kala iibsiga.
Reds ayaa Florian writz ka bixisay lacag dhan 150 milyan oo Euro si ay u dhamaystirto saxiixiisa.
Florian writz ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah.
Wirtz ayaa noqonaya saxiixii 2-aad ee ay Liverpool Samayso suuqa Kala iibsiga ciyaartoyda xagaaga.
Be the first to comment