DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Goolhaye Cusub.

Kooxda chelsea ayaa dhamaystirtay saxiixa Goolhaye Filip Jørgensen sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romano.

Chelsea ayaa Goolhaye Filip Jørgensen ka dhigtay saxiixeedii ugu dambeeyay ee kooxda 1-aad kadib markii ay muddo ku raad joogeen.

Chelsea ayaa Filip Jørgensen ka bixinaysa lacag dhan 24.5 milyan euro waxana ay ka saxiixanaysaa heshiis wakhti fog ah.

Blues iyo tababare Maresca ayaa doonaya in uu Goolhaye Filip Jørgensen la tartamo Goolhaye Sanchez xilli ciyaareedka cusub.

Goolhayha reer Denmark ayaa la filayaa in uu noqdo dookha 2-aad ee kooxda chelsea xilli ciyaareedka soo socda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga