Dalkii Ugu Horeeyay Ee Ku Guulaysta Abaalmarinta Dahabka Ah Ee Ciyaaraha Olympic-da

Ciyaaraha Olympic-da Ee Ka Socda Dalka France ayaa maraya meel Bilow ah iyada oo lagu guulaystay biladii ugu horaysay ee dahabka ahayd.

Maalintii 2-aad ee ciyaaraha Olympic-da ayaa lagu guulaystay biladii ugu horaysay ee dahabka ahayd.

Dalka Ku guulaystay bilada dahabka ah ayaa ah dalka Shiinaha kadib markii ay ka guulaysteen dalka South Korea.

Dalal badan ayaa u dagaalmi doona ku guulaysiga bilada dahabka ah iyada oo Somaliya ka qayb galayso ciyaaraha Olympic.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga