Daawo: Goolhaye Dhaliyay Gool Adduun Kale Ka Yimid.

Goolhayaha Kooxda Radomiak Radon ee Gabriel Kobylak ayaa dhaliyay gool Waali ah oo uu meel fog ka toogtay.

Kooxdiisa ayaa 1/0 lagu lahaa kulan ka tirsan horyaalka Ektraklasa waxana uu daqiiqadii 66-aad dhaliyay gool adduun kale ka yimid.

Goolhaye Kobylak ayaa goolkiisa ka toogtay goolka kooxda kale waxana uu ka dhaliyay gool cajiib ah oo shaki la’aan u tartami doona abaalmarinta Puskas award.

Halkan Ka Daawo Goolka cajiibka ah:

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga