Arsenal Vs Man City: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray.

Tartanka horyaalka ayaa ka mid ah midka loogu dagaalan badan yahay marka laga hadlo xafiiltanka adag ee ka dhexeeya kooxaha ku dagaalamaya horyaalka.

Xasuusta taariikhihii ugu dambeeyay Waa horyaalkii ugu adkaa ee ay ku tartamaan kooxaha kala duwan iyada oo uu horyaalku ka dhexeeyo 3 kooxood.

Kulanka dag ee u dhexeeya kooxaha Man City iyo Arsenal ayaa si weyn isha loogu hayn doonaa maalinta Axada ee soo socota.

Ka hor kulanka wargayska Mailonline ayaa soo saaray shaxda isku dhafka ah ee kooxaha Arsenal iyo Man City.

Kooxda difaacanaysa horyaalka ee Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 7 xiddig.

Arsenal oo ah hogaamiyayaasha horyaalka ayaa shaxda ku leh kaliya 4 xiddig kuwaas oo kala ah Gabriel, Saliba, Rice iyo Saka.

Seven Man City stars make the combined XI with four of Arteta's Gunners joining them in the team

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga