Arsenal Ayaa Seegtay Qabashada Horyaalka PL Xilli Ay Barbaro La Gashay Kooxda Kaalinta Sadexaad Ee Man City

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa bar-baro ku heshiiyay kulan ka dhacay Etihad kana tirsanaa premier League.

Kulanka ayaa ahaa mid horyaalka premier League todobaadkii 30-aad.

Labada Kooxood ayaa bar-baro ku heshiiyay iyada oo labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Man City iyo Arsenal ayaa wax walba u sameeyay sidii ay u dhalin lahaayeen goolal laakiin uma suurtagalin.

Bar-Baraha waxa ka faa’iidaysatay kooxda Liverpool kuwaas oo haatan si buuxda ula wareegay hogaanka horyaalka premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga