ALAN SHEARER oo kayaabay xidig arsenal katirsan Amaanna ugu qabeeyey ?

0

Alan Shearer, ayaa amaan gaar ah u jeediyay labada xiddig ee khadka dhexe ee Arsenal, kadib markii ay Gunners kaga soo kabatay gool looga hormaray, isla markaana ay 2-1 ku garaacday Leeds United kulan ka dhacay garoonka Emirates Stadium.

Inkasta oo Leeds ay ku hoggaaminaysay gool, Arsenal ayaa soo laabatay kadib markii ay samaysay iyadoo goolal ay u kala dhaliyeen Riccardo Calafiori iyo Bruno Guimaraes.

Advertisment

Shearer, oo la hadlayay warbaahinta Metro UK, ayaa si gaar ah u iftiimiyay saamaynta ay labada xiddig ee Guimaraes iyo Declan Rice ku lahaayeen garoonka qeybtii dambe ee ciyaarta.

“Markii uu Bruno soo galay oo uu kubadda si fiican u wareejiyay, wuxuu dhaliyay gool cajiib ah, Declan Rice na waxaan u arkayay mid aad u fiican qeybtii labaad,” ayuu yiri Shearer. Guushaas kadib, Arsenal waxay haatan u jeedinaysaa indhaha kulankooda soo socda ee Champions League, halkaas oo ay Talaadada ku wajahayaan kooxda reer France ee Lille.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here