Vinícius Júnior oo raalli-gelin ka bixiyey casaankii laga siiyey kulankii Villarreal

0

Xiddiga Real Madrid, Vinícius Júnior, ayaa raalli-gelin siiyey kooxdiisa iyo taageerayaasha kaddib guushii 1-0 ee ay ka gaareen Villarreal kulan ka tirsanaa wareegga 8-aad ee La Liga.

Vinícius ayaa casaan la siiyey kaddib markii uu timaha jiiday Saliiba oo ka tirsan Villarreal, iyadoo gool uu dhaliyey markii hore la baabi’iyey kaddib dib-u-eegista VAR.

Advertisment

Wuxuu Instagram-ka ku qoray: “Farxaddu way sii socotaa, waxaan raalli-gelin ka siinayaa kooxdayda iyo taageerayaasha.”
Sidoo kale, wuxuu ka cabtay kaararka jaallaha iyo casaanka ah ee si joogto ah loo siiyo, isaga oo xaaladda ku tilmaamay “wax laga xishoodo.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here