“Riyadii Waa Runowday” Maxaa ka Ogtahay Riyadii 10 Sano kahor Macalin Fergusen uu ku riyoonayye

0

Sir Alex Ferguson oo muddo 10 sano ka hor Pochettino u arkayay tababaraha mustaqbalka ee Manchester United
Halyeeygii tababarenimo ee Manchester United, Sir Alex Ferguson, ayaa la sheegay inuu sanadkii 2016 Mauricio Pochettino u arkayay musharrax ku habboon inuu beddelo Louis van Gaal, isla markaana mustaqbalka hoggaamiyo kooxda.

Ferguson ayaa xilligaas kulan qado ah la yeeshay Pochettino, waxaana la sheegay inay wadaageen dhalo khamri ah oo qiimaheedu ahaa £114.

Advertisment

Intii uu kulanka socday, Ferguson ayaa Pochettino uga sheekeeyay qaabkii uu dib ugu dhisay Manchester United, isagoo kula dardaarmay inuu ku kalsoonaado habkiisa tababarenimo iyo falsafaddiisa kubadda cagta.

Toban sano kaddib, Pochettino oo u dhashay dalka Argentina ayaa hadda lagu tilmaamayaa musharraxa ugu cadcad ee hoggaamin kara Manchester United.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here