Kooxaha Real Madrid iyo AS Roma ayaa caawa oo Arbaco ah isaga hor imaanaya kulan ka tirsan wareegga labaad ee heerka horyaalka UEFA Champions League xilli ciyaareedka 2026/27.
Ciyaarta ayaa lagu qabanayaa garoonka Stadio Olimpico ee magaalada Rome, iyadoo José Mourinho uu hoggaaminayo Real Madrid, halka Gian Piero Gasperini uu tababare u yahay Roma, Waxaa xusid mudan
Advertisment
Real Madrid ayaa kulankeedii koowaad 2-1 kaga badisay Inter Milan, halka Roma ay barbaro 1-1 ah la gashay Fenerbahçe.
- Kulanka: Real Madrid vs AS Roma
- Tartanka: Champions League
- Taariikhda: Arbaco, 14 Oktoobar 2026
- Waqtiga: 10:00 habeenimo, waqtiga Soomaaliya iyo Sucuudiga
- Kanaalka: Somalifantasy.com & beIN Sports 4
- Faalleeyaha: Lama xaqiijin xogta la bixiyay.

