10-ka Xiddig Ugu Badan Gooldhalinta Iyo Caawinta 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Ilaa Haatan.

Magacyo waa weyn oo ka socda Real Madrid, PSG iyo Liverpool ayaa ka mid ah waxyaabaha lama filaanka ah marka ay timaado ciyaartoyda Yurub ugu gool dhalinta iyo caawinta badan sanadkan.

Dhamaanteen waan ognahay weeraryahanada iyo kubadsameeyayaasha ka mid ahaa xiddigaha ugu fiican 2024-25, laakiin waa kuwee xiddigaha ku jira qaab ciyaareedka ugu fiican tan iyo bilowgii sanadka?.

Waxaanu dhex galnay tirakoobka waxaana qiimeynay kuwa ugu fiican Bundesliga, Ligue 1, La Liga, Premier League iyo Serie A.

Hadaba waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa 10-ka ciyaartoy sameeyay caawinta ugu badan Iyo waliba goolasha gu badan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub.

  1. Mohamed Salah – 14 (10 goals, 4 assists)
  2. Ousmane Dembele – 13 (12 goals, 1 assist)
  3. Mika Biereth – 13 (10 goals, 3 assists)
  4. Mateo Retegui – 10 (9 goals, 1 assist)
  5. Justin Kluivert – 10 (6 goals, 4 assists)
  6. Jean-Philippe Mateta – 9 (8 goals, 1 assist)
  7. Emanuel Emegha – 9 (8 goals, 1 assist)
  8. Kylian Mbappe – 9 (8 goals, 1 assist)
  9. Serhou Guirassy – 9 (8 goals, 1 assist)
  10. Chris Wood – 9 (7 goals, 2 assists)

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga