Xulalka Iska Xaadiriyay Wareega Semi-Final-ka UEFA Nations League

Tartanka Xiisaha leh ee UEFA Nations League ayaa maraya meel gaba-gabo ah wareega Group-yada tartanka.

Waxa jira xulal haatanba xaqiiqsaday wareega Semi-final-ka tartanka iyada oo lagu jiro dhamaadka tartanka.

6 Xul ayaa xaqiiqsaday wareega Semi-final-ka tartanka iyada oo kaliya 2 xul kaliya dhimantahay.

kulamada Semi-final-ka ayaa la ciyaari doonaa 20 bisha March ee sanadka soo socda.

Halkan Kaga Bogo Xulalka iska xaadiriyay wareega Semi-final-ka tartanka.

Germany

Spain

Italy

France

Portugal

Netherlands

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga