XOG LA YAAB LEH: Xog Laga Helay Tababarayaasha Ingiriiska Ah Ee Ka Xamaasha Premier League.

Horyaalka Premier League waa mid laga ciyaaro dalka England waxana ciyaara xiddigo badan oo England u dhashay.

Sidoo kale waxa jira ama maamula tababarayaal badan oo reer England ah kuwaas oo ka shaqeeya horyaalka premier League.

Laakiin xog la helay ayaa sheegaysa in uuna jirin tababare u dhashay dalka England oo ku guulaystay Premier League.

Haddii ay yihiin kuwa haatan ama kuwo horay u soo maamulay premier League tababarayaasha u dhashay dalka England ayaan ku guulaystay horyaalka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga