Xiddigaha Ugu Guulayasiga Badan Champions League Oo La Shaaciyay

Tartanka champions league waa mid uu Xiddig kasta ku riyoodo ku guulaysigiisa.

Waxa Jira Xiddigo ka nasiib badan Xiddigaha kale marka Laga hadlayo dhinaca tartankaas.

Waxa Jira Xiddigo ku guulayastay tartanka in ka badan Xiddigaha kale taariikhda kubada cagta.

Xiddigaha Benzema, Carvajal Luka modric iyo Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay tartanka min 5 jeer.

Hadana halkan kaga bogo xiddigaha Ugu Guulayasiga badan taariikhda tartanka champions league.

5 Karim Benzema (Real Madrid)

5 Dani Carvajal (Real Madrid)

5 Luka Modrić (Real Madrid)

5 Cristiano Ronaldo (Manchester United, Real Madrid)

4 Gareth Bale (Real Madrid)

4 Casemiro (Real Madrid)

4 Andrés Iniesta (Barcelona)

4 Toni Kroos (Real Madrid)

4 Isco (Real Madrid)

4 Marcelo (Real Madrid)

4 Sergio Ramos (Real Madrid)

4 Clarence Seedorf (Ajax, Real Madrid, Milan)

1 Comment

Dhiibo Fikirkaaga