Xiddigaha Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay 6-da Kooxood Ee Ugu Waaweyn Premier League, Halkee Ayuu Salah Kaga Jiraa.

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku sii dhawaanaya rikoodh cajiib ah premier League.

Salah ayaa gool ka dhaliyay chelsea kulankii Axadii ka tirsanaa horyaalka premier League.

Mohamed Salah ayaa rikoodh fiican ku leh 6-da kooxood ee ugu waaweyn horyaalka premier League.

Salah ayaa 56 gool ka dhaliyay 6-ta kooxood ee ugu waaweyn horyaalka premier League.

Waxa ugu goolal badan xiddigii hore ee premier League ee Alan Shearer kaas oo dhaliyay 60 gool

Waxa kaalinta 3-aad ku jira xiddigii hore ee Man City Sergio Aguero kaas oo dhaliyay 54 gool

Halkan kaga bogo Xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay 6-da kooxood ee ugu saraysa premier League.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga