Xiddig U Ciyaara Chelsea Oo Dhaawac Ku Seegaya Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedka.

Kooxda chelsea ayaa la kulantay war xun prmeier League kadib kulankii Arsenal.

Waxa la xaqiijiyay in Enzo Fernandes garoomada ka maqnaan doono kooxdiisa inta ka dhiman xilli ciyaareedka.

Enzo ayaa ku dhaawacmay kulankii ay chelsea la ciyaartay kooxda Arsenal kulan ka tirsnaa premier League.

Blues ayaa xilli ciyaareedkan la dhibaatoonayso dhaawacyo iyaga oo dhaawac ku waayay xiddigo badan.

Dhaawaca soo gaadhay Enzo ayaa dhirbaaxo ku ah kooxda chelsea kuwaas oo u dadaalaya sidii ay ugu soo bixi lahaayeen tartamada yurub xilli ciyaareedka dambe.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga