XASAASI: Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Carlo Ancelotti Kadib Ceebtii Arsenal.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay iska fasaxdo tababare Carlo Ancelotti ka hor dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Ancelotti ayuu cadaadis saarnaa xilli ciyaareedka oo dhan ka dib markii ay kooxdu si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedka.

Kooxda ayaa laga reebay Champions League kadib guuldaro ay kala kulmeen kooxda Arsenal labadii kulan ee 8 dhamaadka tartanka.

Real Madrid ayaa laba jeer la kulmi doonta kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona, Final-ka Copa del Rey-ya todobaadka dambe.

Sida laga soo xigtay Sky Sport, Kulankaas aa noqon doona kulanka ugu dambeeya ee Ancelotti ee Real Madrid.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga