XASAASI: Masiibada Dhaawacyada Man City Oo Sii Socota & Xiddig Kale Oo Muhiim Ah Oo Ka Dhaawacmay.

Masiibada Dhaawacyada Oo Sii Xoogaysanaysa & Xiddig Kale Oo Ku Dhaawacmay Waajibaadka Xulkiisa.

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee John Stones ayaa dhaawac uga baxay kulanka uu xulkiisa England haatan la ciyaarayso xulka Belguim.

Xiddiga John Stones ayaa kaliya 9 daqiiqo ku jiray ciyaarta markii ay bilaabatay sabab la xidhiidha dhaawac soo gaadhay.

Xiddiga John Stones ayaa lagu badalay xiddiga Liverpool ee Joe Gomez kaas oo badalay xiddiga Man City.

Waa xiddigii 3-aad ee Man City ka dhaawacma kooxda Man City intii ay socdeen waajibaadka xulalka.
Pep Guardiola ayaa aad wadn

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga