Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ay Man United Garaacday Arsenal

Kooxda Man United ayaa Arsenal ka reebtay tartanka FA cup-ka kulan ka dhacay Emirates.

Red Devils ay rikoodhe 5/3 ah kaga badisay kooxda Arsenal.

Kulanka ayaa ku soo dhmaaday 1/1, 120 daqiiqado oo ay ciyaareen labada kooxood.

Halkan kaga bogo xaqiiqooyinka ciyaarta.

Arsenal ayaa laga badiyay shan ka mid ah lixdii kulan ee ugu danbeysay ee FA Cup, halka Gunners laga saaray tartanka wareega 3-aad laba xilli ciyaareed oo xidhiidh ah.

Manchester United ayaa Arsenal ka reebtay  koobka FA Cup-ka markii 9-aad, waana in ka badan kooxaha kale. Dhanka kale.

Manchester United ayaa badisay seddex ka mid ah afartii rikoodhe ee ugu dambeysay tartamada oo dhan, ka dib markii ay badiyeen kaliya hal ka mid ah sideed rikoodhe ka hor intii u dhaxeysay April 2009 iyo February 2022.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga