Horyaalka Yurub/Champions League waxa loo tixgaliyaa inuu yahay tartanka ugu qiimaha badan ee naadiyada kubbada cagta aduunka, wuxuuna ahaa tartan sanadle ah oo qaarada ka dhaca tan iyo 1955kii.
23-kooxood oo kala duwan ayaa nasiib u yeeshay inay gacanta ku dhigaan koobka caanka ah ee Yurub, halka ciyaartoy badan oo halyeeyo ah ay magacyadooda ku xardhan yihiin buugaagta taariikhda ee ku guulaysta koobkan marar kala duwan.
Hadaba halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha tartanka ku guulaystay ugu yaraan 5 jeer.
LUKA MODRIC | REAL MADRID | 6:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022, 2024
DANI CARVAJAL | REAL MADRID | 6:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022, 2024
NACHO FERNANDEZ | REAL MADRID | 6:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022, 2024
TONI KROOS| REAL MADRID & BAYERN MUNICH | 6:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2013, 2016, 2017, 2018, 2022, 2024
PACO GENTO | REAL MADRID | 6:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 1956, 1957, 1958, 1959, 1960, 1966
CRISTIANO RONALDO | REAL MADRID & MANCHESTER UNITED | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2008, 2014, 2016, 2017, 2018
KARIM BENZEMA | REAL MADRID | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022
LUCAS VAZQUEZ | REAL MADRID | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2016, 2017, 2018, 2022, 2024
CASEMIRO | REAL MADRID | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022
MARCELO | REAL MADRID | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022
GARETH BALE | REAL MADRID | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022
SCO | REAL MADRID | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 2014, 2016, 2017, 2018, 2022
PAOLO MALDINI | AC MILAN | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 1989, 1990, 1994, 2003, 2007
ALESSANDRO COSTACURTA | AC MILAN | 5:
Sanadaha uu ku guulaystay Champions League: 1989, 1990, 1994, 2003, 2007
Be the first to comment