Suuqa January ayaa inta badan ah mid ay adagtahay in ay kooxuhu saxiix sameeyaan.
Liverpool ayaa marar badan samaysay khaladaad dhanka suuqa January ah.
Laakiin sidoo kale waxa ay samaysay saxiixyo badan oo cajiib ah kuwaas oo noqday saxiixyo guulaysta.
Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 5-tii saxiix ee ugu fiicnaa suuqa January ee taariikhda Liverpool.
Virgil van Dijk: Xiddiga ayaa ah saxiixa ugu fiican ee ay samaysay kooxdu taariikhdooda suuqa January waxana uu kooxda kula guulaystay koobab badan.
Luis Suarez: Suarez ayaa dhinaciisa wacdaro ka dhigay kooxda Kadib markii uu January kaga soo biiray Ajax.
Philippe Coutinho: xiddiga reer Brazil ayaa wacdaro ka dhigay Reds intii uu joogay kooxda waxana uu ka dhigay kooxda mid ku tartanta.
Daniel Sturridge
Luis Diaz
Be the first to comment