WARBIXIN: Qaarada Africa & Saamaynta Ay Ku Leedahay Euro 2025.

Waxa bilaaban doona tartanka Euro 2024 iyada oo xiddigaha Iyo xulalku isku diyaarinayaan tartanka xiisaha leh.

Inkasta oo la joogo yurub waliba la ciyaarayo tartanka u khaaska ah qaarada Hadana Africa ayaan ka maqnayn tartanka.

Waxa jira xiddigo badan oo jinsi ahaan ka soo jeeda qaarada Africa oo ka qayb gali doona tartanka.

Xiddigo badan oo waliba la filayo in ay saamayn ku yeeshaan tartanka ayaa jinsi ahaan ka soo jeeda qaarada Africa.

Hadaba Halkan Kaga Bogo xiddigaha iyo waliba dalalka ay jinsi ahaan ka soo jeedaan.

Goolhaye

Brice Samba (Xulka: France, Dhalashada: Republic of the Congo).

Yvonne Mvogo (Xulka: Switzerland, Dhalashada: Cameroon).

Daafaca dhexe:

William Saliba (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Cameroon).

Antonio Rudiger (Xulka: Jarmalka, Dhalashada: Sierra Leone).

Dayot Upamecano (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Guinea Bissau).

Jeremy Frimpong (Xulka: Netherlands, Dhalashada: Ghana).

Nathan Ake (Xulka: Netherlands, Dhalashada: Côte d’Ivoire).

Manuel Akanji (Xulka: Switzerland, Dhalashada: Nigeria).

Joe Gomez (Xulka: England, Dhalashada: Gambia).

Jules Kounde (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Benin).

Ferland Mendy (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Senegal, Kenya).

Khadka dhexe:

Eduardo Camavinga (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Angola, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo).

Chouamini (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Cameroon).

N’Golo Kante (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Mali).

Youssef Fofana (Xulka: Faransiiska, Dhalashada: Côte d’Ivoire).

Kobe Mainu (Xulka: England, Dhalashada: Ghana).

Denis Zakaria (Xulka: Switzerland, Dhalasho: Koonfurta Suudaan).

Weerarka:

Bukayo Saka (Xulka: England, Dhalashada: Nigeria).

Jamal Musiala (Xulka: Jarmalka, Dhalashada: Nigeria).

Noah Okafor (Xulka: Switzerland, Dhalashada: Nigeria).

Eberechi Eze (Xulka: England, Dhalashada: Nigeria).

Kylian Mbappé (Xulka: France, Dhalashada: Cameroon, Algeria).

Ousmane Dembélé (Xulka: France, Dhalashada: Mauritania, Senegal, Mali).

Rafael Leao (Xulka: Portugal, Dhalashada: Angola).

Leroy Sane (Xulka: Jarmalka, Dhalashada: Senegal).

Lamine Yamal (Xulka: Spain, Dhalashada: Morocco, Equatorial Guinea).

Luis Obinda (Xulka: Belgium, Dhalashada: Morocco, Congo).

Jeremy Doku (Xulka: Belgium, Dhalashada: Ghana).

Stephan El Shaarawy (Xulka: Talyaaniga, Dhalashada: Masar).

Neco Williams (Xulka: Spain, Dhalashada: Ghana).

Memphis Depay (Xulka: Netherlands, Dhalashada: Ghana).

Joshua Zirkzee (Xulka: Netherlands, Dhalashada: Nigeria).

Brielle Embolo (Xulka: Switzerland, Dhalashada: Cameroon).

Cody Jacobo (Xulka: Netherlands, Dhalashada: Ghana).

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga