WARBIXIN: 10 Xiddig Oo U Soo Wada Ciyaaray Man City Iyo Arsenal

Kooxaha Man City iyo Arsenal ayaa si weyn u xafiiltamayay sanadihii ugu dambayay.

Labada kooxood ayaa ku tartamaya horyaalka xilli ciyaareedkii 2-aad Oo xidhiidh ah.

Inkasta Oo uu xafiiltan ka dhexeeyo hadana labada kooxood ayaa kala iibsada xiddigaha.

Warbixintan waxa aan ku Soo bandhigi doona 10 xiddig ee u Soo wada ciyaaray Laba kooxood.

Patrick Vieira

Xiddiga khadka dhexe ayay dad badan u aqoonsan yihiin in uu yahay xiddiga khadka dhexe we ugu fiican taariikhda Arsenal laakiin in yar ayaa xusuusta inuu xirtay funaanadda Manchester City 2010/11. 2003/04, Viera waxa uu qayb muhiim ah ka ahaa kooxdii Arsenal ee horyaalka ku qaaday guuldaro la’aan, Kadib waxa uu u soo ciyaaray kooxaha Juventus iyo Inter Milan ka hor inta uuna u iman Manchester City.

Gaël Clichy

Waa Xiddig magac ku taariikhda Manchester City iyo sidoo kale Arsenal, Gal Clichy ayaa u soo ciyaaray labada kooxood in ka badan 150 jeer. Xirfadiisa Premier League waxa ay ka soo bilaabatay 2003dii Arsenal. Laacibkii hore ee Faransiiska ayaa u saftay 187 kulan oo Premier League ah intii u dhaxeysay 2003 iyo 2011. Kadib wuxuu ku biiray Manchester City 2011/12 wuxuuna kula guuleystay labo horyaal oo Premier League ah ka hor inta uusan ka tagin.

Samir Nasri

Gabriel Jesus

Nicolas Anelka

Oleksandr Zinchenko

Niall Quinn

Emmanuel Adebayor

Paul Dickov

Kolo Toure

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga