
Martin Ødegaard ayaa dadaal ugu jira inu ku soo laabto ciyarata ay kooxdiisu la ciyaari doonto kooxda Man City todobadakan, iyado la filayo in kabtanka Arsenal si digdeg agha soo kabsado dhaawaka garabka eeugu dambeeayay.
Xidiga caalamiga a e norway aaya lagu qasbay inu garonka ka baxo qeybtii hore e guushii 3-0 ahayd e sabtidii ay arsenal ka gartay nottingham Forest, kaddib markii ay isku dheceen xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Jurien Timber.
Odegaard ayaa si xun dhulka ugu dhacay isaga oo u dhacay dhinaca garabka waxana lagu badalay xiddiga Ethan Nwaneri.
Tani waxay ahayd markii labad e kabtanka Gunners lagu qasbo inu qeybta hor ciyaraarta ka boxo xili ciyaraedkan, isago sidoo kale dhaawac garabka ahugu baxay ciyaraarti leeds united bishi August.
Ødegaard ma usan ka qeyb gallin tababarki isniantii wuxuuna segay ciyaratii furitaanka Champs League e Arsenal aay la ciyaratay Athletic Belbao.
Be the first to comment