Wakhtiga Ay Arsenal Dhamaystirayso Saxiixa Mikel Merino Oo La Ogaaday.

Arsenal ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay Mikel Merino, taasoo ka dhigeysa inay ku dhawaadaan inay dhameystiraan heshiis 30 milyan oo euro ah.

Gunners ayaa aad u doonaysay Merino, kaasoo dhawaan Euro 2024 kula guuleystay Spain, waxayna u arkaan mid ku habboon kooxdooda.

Iyada oo haatan heshiiqsiga ah la gaadhay waxa ay laada kooxood dhamaystirayaan qaabka loo bixinayo lacagaha.

Haddii wax walba u dhacaan sidii loo qorsheeyay Arsenala ayaa dhamaystirto saxiixa Merino todoaadka dambe.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga