Vinicius Jr Oo Ka Jawaabay Xaqiiqada In Uu Ku Dhawyahay In Uu Heshiis Cusub U Saxiixo Real Madrid.

Wakiilada xiddiga Vinicius Jr ee Real Madrid ayaa beeniyay in uu xiddigu ku dhawyahay in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Real Madrid.

Mustaqbalka Vinicius Jr ee Real Madrid ayuu shaki ku jiraa iyada oo lala xidhiidhinayo kooxaha ka ciyaara horyaalka sucuudiga.

Waxa soo baxay warar sheegaya in uu Vinicius Jr ku dhawyahay in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Real Madrid.

Wakiilada xiddiga Vinicius Jr ayaa haatan beeniyay wararka sheegaya in uu xiddiga Vinicius Jr ku dhawyahay in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Real Madrid.

Xiddiga Vinicius Jr ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican kooxda Real Madrid tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda Los Blancos.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga