
Taageerayaasha Liverpool, sheekada Trent Alexander-Arnold waxay hadda u muuqataa inay soo dhowaanayso, waloow ay tahay mid xanuun badan.
Kooxda Real Madrid ayaa ku sii dhawaanaysa heshiis kaas oo u arki doona in uu daafacu ku biiro Waliba heshiis xor ah.
Alexander-Arnold, oo 26 jir ah, waxa uu ku sugnaa Liverpool in ka badan 20 sano laakiin hada waxa ay u muuqataa in uu isaga tagi doono kooxda.
ma ahan xiddigii ugu horeeyay ee Liverpool ka tagay kuna biiray Real Madrid laakiin waxa jira xiddigo badan oo kale.
Hadaba Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha si toos ah uga tagay Liverpool kuna biiray Real Madrid sanadihii ugu dambeeyay.
Steve McManaman
Michael Owen
Xabi Alonso
Jerzy Dudek
Alvaro Arbeloa
Be the first to comment