Tim Sherwood Oo Soo Doortay Shaxda Ugu Fiican Qaybta Hore Ee Xilli ciyaareedka premier League

Tim Sherwood ayaa Soo Doortay shaxda ugu fiican qaybta hore ee xilli ciyaareedka.

Waxa la Soo dhaafay qaybtii hore ee xilli ciyaareedka horyaalka premier league.

Tim Sherwood ayaa Soo qaatay Xiddigaha Soo bandhigay qaab ciyaareedka fiican.

Arinta la yaabka leh ayaa ah in uu shaxdiisa ka reebay xiddigo badan oo ay ka mid yihiin Salah iyo Haaland.

Halkan kaga bogo shaxda

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga