Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Meer Wareer Ah Maraya.

Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa hogaaminaya tartanka gooldhalinta premier League kadib 12 kulan oo la ciyaaray xilli ciyaareed.

Haaland ayaa dhaliyay 12 gool ilaa haatan horyaalka premier League inkasta oo uuna wax gool ah dhalin kulamadii ugu dambeeyay.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku xiga waxana uu dhaliyay 10 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Waxa ku xiga xiddiga Brentford ee Bryan Mbeumo kaas oo dhaliyay 8 gool halka Chris Wood uu dhaliyay 8 gool.

Halkan kaga bogo tartanka Gooldhalinta premier League:

Erling Braut Haaland (Man City) 12 Gool

Mohamed Salah (Liverpool) 11

Chris Wood (Nottingham Forest) 9

Bryan Mbeumo (Brentford) 8

Cole Palmer (Chelsea) 8

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga