Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh.

Waxa lagu jiraa kulamadii ugu dambeeyay ee horyaalka premier League iyada oo tartanka gooldhalintu meel xiiso leh marayo.

Tartanka Gooldhalinta ayaa la filayaa in la isla aado maalinta ugu dambaysa horyaalka premier League si loogu kala boxo.

Xiddiga Kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa hogaaminaya gool dhalinta isaga oo dhaliyay 19 gool.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Aston Villa Ollie Watkins kaas oo dhaliyay 18 gool ilaa haatan.

Waxa ku xiga xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah kaas oo dhaliyay 17 gool.

Halkan Kaga Bogo xiddigaha ugu goolasha badan premier League:

  1. Erling Haaland (Man City) – 19 goals (5 assists)
  2. Ollie Watkins (Aston Villa) – 18 goals (10 assists)
  3. Mohamed Salah (Liverpool) – 17 goals (9 assists)
  4. Cole Palmer (Chelsea) – 16 goals (9 assists)
  5. Dominic Solanke (Bournemouth) – 16 goals (3 assists)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga