Tartanka Gooldhalinta La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya.

Tartanka Gooldhalinta La Liga xilli ciyaareedkan ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo tartanku ku jiro wakhti fiican.

Tartanka gooldhalinta La Liga ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xiddigo badan ku tartami doonaan gooldhalinta.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa hogaaminaya tartanka gooldhalinta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

Xiddiga Barcelona Robert Lewandowski ayaa dhaliyay 12 gool ilaa haatan horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

Lewandowski Ayaa ugu yaraan 6 gool ka horeeya xiddigaha ku xiga ee kula tartamaya gooldhalinta La Liga.

Xiddigaha Kylian Mbappé iyo Ayoze Pérez oo u ciyaara kooxaha Real Madrid iyo Villarreal ayaa ku xiga oo leh min 6 gool.

Robert Lewandowski (Barcelona) 12 Gool

Ayoze Perez (Villarreal) 6 Gool

Kylian Mbappe (Real Madrid) 6 Gool

Giovani Lo Celso (Real Betis) 5 Gool

Raphinha (Barcelona) 5 Gool

Vinicius Júnior   (Real Madrid) 5 Gool

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga