TAARIIKH: Man City Oo Taariikh Abid Aan La Arag Ka Dhigtay Premier League.

Kooxda Man City ayaa si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Man City ayaa horyaalka ku garaacday kooxda Arsenal kuwaas oo kula tartamaysay horyaalka premier League.

Man City ayaa ku guulaystay horyaalka maalintii ugu dambaysay xilli ciyaareedka iyada oo ku garaacday Arsenal.

Kadib ku guulaysiga premier League, Man City ayaa taariikh waali ah ka samaysay Premier League.

Man City ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee Casriga Premier League horyaalka ku guulaystay 4 jeer oo xidhiidh ah.

Kooxda Man City ayaa horyaalka premier League kor u qaaday sanadaha 2020–21, 2021–22, 2022–23 Iyo 2023–24 oo ah xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga