Sterling, Hojlund & Xiddigaha Sida Weyn U Fashilmay Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday.

Mohamed Salah ayaa loo magacaabay xiddiga ugu fiican premier League dhamaadkii xilli ciyaareedka.

Waxa jira xiddigo badan oo ku fashilmay in ay soo bandhigaan qaab ciyaareed fiican xilli ciyaareedkan.

Xiddigo badan ayaa niyad jab soo bandhigay waxana ay muujiyeen in ayna u qalmin difaacashada maaliyada kooxdooda.

Kadib dhamaadka xilli ciyaareedka waxa la soo saaray xiddigaha ku fashilmay in ay soo bandhigaan qaab ciyaareed fiican.

Arijanet Muric (Ipswich Town)

Vladimir Coufal (West Ham)

Konstantinos Mavropanos (West Ham)

Radu Dragusin (Tottenham)

Oleksandr Zinchenko (Arsenal)

Kalvin Phillips (Ipswich Town)

Oliver Skipp (Leicester City)

Phil Foden (Manchester City)

Christopher Nkunku (Chelsea)

Raheem Sterling (Arsenal)

Rasmus Hojlund (Manchester United)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga