Spain Oo Noqday Xulka Ugu Koobabka Badan Euro-da, Imisa Ayay Ku Guulaysteen?.

Xulka Spain ayaa u dabaal-dagay ku guulaysiga koobka Euro 2024 iyaga oo ka qaaday xulka England.

Xulka Spain ayaa 2/1 kaga qaaday xulka England final-kii tartanka ka dhacay dalka Germany.

Spain ayaa noqday xulka ugu guulaysiga badan koobka Euro-da iyaga oo isku qoray taariikhda tartanka.

Xulka Spain ayaa noqday xulka ugu koobabka badan tartanka Euro-da iyaga ooku guulaystay tartanka markii 4-aad ee taariikhdooda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga