
Difaacii hore ee Arsenal, Sol Campbell, ayaa sameeyay saadaal cusub oo ku saabsan horyaalka Premier League.
Sida uu Campbell sheegay in ayna jirin koox hada ugu cadcad ku guulaysiga Premier League Xilli Ciyaareerdkan.
Wuxuu tilmaamay in Liverpool ay hubaal ahaan ka mid tahay kooxaha u tartamaya premier league Xilli Ciyaareerdkan halka uu Arsenal ku tilmaamay kooxda baacsanayasa.
Campbell wuxuu sheegay in Gunners aysan weli ahayn kooxda ugu cadcad ee ku guulaysan kar horyaalka Premier League.
“Weli ma jiro koox ugu cadcad ilaa hadda, ma jiro koox ugu cadcad,” ayuu Campbell u sheegay wariyaha Ben Jacobs.
“Dabcan, Liverpool waxay horey ugu guuleystay horyaaka mar walba waxay fursad u haystaan tartanka, halka Arsenal ay yihiin kooxda baacsanayasa.”
Be the first to comment