Sidee Ayaa Loo Sameeyaa Jadwalka Premier League.

Premier League ayaa xaqiijin doona jadwalka rasmiga ah ee kulamada ololaha 2025/26 Arbacada.

Iyadoo xilli ciyaareedka 2024/25 uu dareemayo inuu kaliya dhammaaday, dhammaan 20-ka kooxood waxay dhowaan heli doonaan jadwalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Liverpool ayaa ku gacan sarreysay Premier League, iyagoo 10 dhibcood ka sarreeya Arsenal oo ku jirta kaalinta labaad.

Marka la soo saaro jadwalka premier league taageerayaasha ayaa laga yaabaa in ay ka cawdaan cadaalad darro iyo in kooxood lagu aadiyay jadwalka adag.

Saraakiisha Premier League ayaa sheegaya in sheegay in soo saarista jadwalka premier league ay qaadato ugu yaraan 6 bilood iyada oo ay samayso shirkad ku taalla France.

Qodobo badan oo kala duwan waa in la tixgeliyaa ka hor intaan liiska la samayn. Macluumaad badan oo tilmaamaya sida ay u kala horeeyaan iyada oo la galinayo nidaam kaas oo sio saaraya jadwalka premier league.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga