Sida Ay Noqon Karto shaxda Barcelona Kadib Markii Lagu Dhawaaqday Heshiiska Flick.

Kooxda Barcelona ayaa shaacisay in uu Tababare Hansi Flick noqday tababaraha cusub ee kooxda.

Flick ayaa shaqada ka badalay Xavi Oo la Caydhiyay todobaadkan

Flick ayaa maanta si Rasmi a loogu Soo bandhigay saxaafada isaga Oo qalinka ku duugay heshiiska uu ugu biirayo kooxda.

Kadib markii la Soo bandhigay saxiixa flick tababaraha ayaa u jeedsanaya in uu dhiso Kooxdiisa.

Waxa la Soo bandhigay sida ay noqon Karto shaxda Barcelona xilli ciyaareedka dambe.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga