Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray todobaadkii 5-aad ee premier League kadib kulamo xiiso leh oo premier League.

Kooxda Liverpool ayaa 5 dhibcood oo cadaan ah ku qabatay premier League kadib markii ay garaaceen Everton.

Man United ayaa ka badisay Chelsea iyada oo Red Devils ka baxday wadada guuldarooyinka.

Kooxaha Arsenal Iyo Man City ayaa isku bar-bar dhacay iyaga oo ku kala baxay bar-baro 1/1 ah.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League.

Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 2 xiddig.

Kooxaha Brentford, Crystal Palace, Nottingham Forest, Tottenham, Leeds, Newcastle, Bournemouth Iyo Man United ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Troy Deeney's team of the week

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga