Waxa la soo afjaray todobaadkii 23-aad ee premier League iyada oo kulamo xiiso leh la ciyaaray.
Kooxaha Liverpool Iyo Arsenal ayaa isku baacsanaya tartanka kadib markii ay badiyeen kulamadoodii.
Kooxaha Man City Iyo Man United ayaa iyaguna badiyay kulamadoodii ay iyaareen premier League.
Chelsea ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Man City kulan ay ku hor martay goolka.
Kadib kulamada todobaadka waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League.
Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig.
Kooxaha Bournemoth Iyo Arsenal ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.
Kooxaha Man City, Everton Iyo Newcastle ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.
Be the first to comment